Digniino laga bixiyey telefono dibeda ka soo waca dadka oo laga hadal hayo Muqdisho

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay lambaro dibadda ah oo maalmahan dambe soo wacaya telefoonada ay heystaan dadka ku nool koonfurta Somalia. Qoraal Kooban oo wasaaradu soo dhigtay barteeda Facebook ayey ku sheegtay inay soo gaartay cabashada dadweynaha ee ku saabsan lambaro ka imaanaya dalka dibaddiisa oo wata furaha +43 … Continue reading Digniino laga bixiyey telefono dibeda ka soo waca dadka oo laga hadal hayo Muqdisho